Monday, November 24th, 2014
beyle

Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Sanca Kula Kulmay Dhigiisa Yemen

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan magaalada Sanca ee dalka Yemen kula qaatay dhigiisa dalka Yemen xili xalay uu ...

Wararka Dalka

makaraan

Dhalinyaro Ka Kala Socota Degmooyinka Gobolka Banaadir Dhibaatada Xagjirnimada

130 dhalinyaro oo laga soo kala xulay 12 degmo oo ka mid ah degmooyinka gobolka Benaadir  ayaa waxa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-24.11.2014.mp3"][/audio]
Wasiirka-Gaashaandhiga

Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay safiirka Sudan ee Soomaaliya (DAAWO MUUQAAL)

Wasiirka Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Sudan ...
iiraan

Dowladda Iiraan Oo Sheegtay In Soomaaliya ay Taageereyso

Afhayeenka barlamaanka dowladda Iran Ali Larajani ayaa sheegay in Iran ay diyaar u tahay taageero ay u fidayaan ...
degmada-xamar-weyne

Howlo Nadaafad Ah Oo Si Habsami Leh Ugu Soconaya Degmada Xamarweyne

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir iyo Degmada Xamar Weyne ayaa maanta kormeer ku sameeyay qeybo ka mid ...
2

Shaqaale Ka Tirsan Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Oo Tababar Loo Soo Xiray “Sawirro”

Muqdisho, 24, Nov, 2014…Waaxda Shaqada, Shaqaalaha iyo tababarrada ee  Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, ayaa tababar soconayay hal maalin oo ku ...
21Shariif Xasan

Madaxweynaha maamulka K/galbeed oo balan qaaday inuu soo dhisayo maamul tayo leh

Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay inuu soo dhisi doono maamul tayo leh. Shariif Xasan Sheekh ...
xeer ilaaliye

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo ka hadlay safar uu ku tegay Baraawe

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo safar shoqo ku tegay magaalada Baraawe ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho. Axmed ...
astaanta-warka

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-TABISO-FANKA-24-11-2014.mp3"][/audio]
baarlamaanka2_large

Baarlamaanka Somalia oo Maanta lagu wado in uu kulan yeesho

Sida uu Maalmo ka hor Warbaahinta u Sheegay Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Dalka Somalia Mudane Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
howlgal

Howgallo amni xaqiijin ah oo laga sameeyay Muqdisho

Ciimada ammaanka dowlada Soomaaliya ayaa maanta howlgallo lagu xoojinayo amniga caasimadda ka sameeyay degmooyinka Waabari, Kaaraan iyo Shibis ...
Marmada Madaxweynaha Marwo Sahro

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro oo kulan qado ah u sameysay haween Soomaaliyeed

Marweynaha Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta kulan qado sharaf ah u sameysay Guddoomiyeyaasha ururrada haweenka ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-23.11.2014.mp3"][/audio]
Waasiirka Warfaafinta

Wasiirka Warfaafinta oo ku baaqay in bulshada laga wacyigeliyo fikirka xagjirnimada ah

Wasiirka Warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ku baaqay in si wada jir ah ...
DSCN5621

Bulaacadaha ku xirmay wasaqda oo dib u furis lagu sameynayo “SAWIRRO”

Maamulka Degmada Xamarweyne oo kaashanaya Waaxda Bulaacadaha ee Gobolka Benaadir iyo shacabka degmadaasi ayaa maanta bilaabay in dhuumaha ...
Galmudug

Horumarinta adeegyada bulshada ee Gobolka Mudug oo laga hadlay

Kulankani oo u jeedkiisu ahaa sidii la isaga kaashan lahaa horumarrinta Waxbarashada, caafimaadka, wacyigelinta bulshada ku dhaqan gobolka ...
madxafka Qaranka

Dowladda Qatar oo gacan ka geysanaysa dib u dhiska Madxafka Qaranka. (DAAWO MUUQAAL)

Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumdda Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Qatar u jooga ...
DSCF6184

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay aaska majaajiliiste Ilka case “SAWIRRO”

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo hanuuninta dadweeynha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa ka qeybgalay aas maanta loo sameeyay Allaha u ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-23.11.2014-.mp3"][/audio]
IMG_7114

Cabdiweli Gaas oo daah furay kuliyado waxbarashada sare “SAWIRRO”

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xarigga ka jaray kulliyadaha Sayniska, gaar ...
khadiijo

Wasiirka Haweenka oo shir uga qayb galaysa dalka Turkiga. (DAAWO MUUQAAL)

Wasiirka Haweenka iyo Xuququl insaanka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamad Diiriye ayaa maanta u amba baxday dalka Turkiga, ...
DSC00600

Deegaanka Baxdo ee Ximan iyo Xeeb oo maamul cusub loo sameeyay “Sawirro”

Munaasabadda lagu caleemo saarayay Guddoomiyaha deeganka Baxdo oo Cadaado dhinaca bari ka xigta 90-km ayaa waxa ka soo ...
Beyle

Wasiirka Arrimaha dibadda oo u amba baxay dalka Yeman

Wasiirka Arrimaha dibadda iyo dhiiri gelinta maal-gashiga xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa  maanta dalka ka amba ...
Gudoomiyaha Baarlamanka soo laabasho 6

Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay. (DAAWO MUUQAAL)

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo oo booqasho gaaban ku tagay magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka ...
shabaab

Maleeshiyaadka Shabaab oo xalay gubay tuulooyin ka tirsan degmada Buulo-barde

Maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ayaa xalay gubay laba tuulo oo ka tirsan degmada Buulo barde ee gobolka Hiiraan. gudoomiyaha ...
Maxamed-Yuusuf-Cismaan

Wasaaradda amniga oo dar dargelineysa howlgallada lagu xaqiijinayo amniga. (DAAWO MUUQAAL)

Wasaarada Amniga Qaranka ee xukuumadda feeraalka Soomaaliya ayaa sheegtay ineey dardar gelineeyso howlgallada looga hortagayo kooxaha dalka ka ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-TABIYE-XAAJI-23-11-2014.mp3"][/audio]
Cabdiweli sheekh axmed

R/wasaare C/weli oo cambaareeyay xasuuqii ka dhacay degmada Mandheera

R/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. C/weli Sheekh Axmed ayaa cambaareeyay falkii kooxda Alshabaab ay ku xasuuqday dad rayid ...
hasan-sheekh1

Madaxweynaha J. F. S. oo si kulul u cambaareeyay xasuuqii ay kooxda Shabaab ka geysatay degmada Mandheera

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay xasuuqii kooxda Shabaab ay ka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-22.11.2014.mp3"][/audio]
DSC_2846

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Gudoomiyeyaal Baarlamaan,Kana Qeybgalay Munaasabad Lagu Furayey Dhismaha Cusub Ee Baarlamaanka Jabuuti “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Gudoomiyeyaal Baarlamaan,Kana Qeybgalay Munaasabad Lagu Furayey Dhismaha Cusub Ee Baarlamaanka Jabuuti “SAWIRRO” Gudoomiyaha Golaha ...

Xulasho

Sawirka Maanta

Xasan-Sheekh-Maxamuud

Keydka Sawirrada

mustaf

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay. (DAAWO MUUQAAL)

Mogadishu, 22 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
DSC09815

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro oo deeq daawo ah gaarsiisay qaar ka mid ah cisbitaalada Muqdisho “SAWIRRO”

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan oo ...
Wasiirka warfaafinta

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 15 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
DSC09314

Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha oo maanta soo xiray tababar (Sawirro+ Muuqaal)

Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha Musataf Sheekh Cali ...
2

Arday Soomaliyeed oo ka qalin jabisay jaamacad ku tala maleesiya. SAWIRRO

Ardaydan ka qalin jabisay Jamacadda ayaa waxa ay ...
safarka Djibouti2

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay (Sawirro+MUUQAAL)

Mogadishu, 08 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
DSC08694

Howgallo lagu soo qab qabtay hub iyo maleeshiyaad oo laga fuliyay caasimadda “SAWIRRO+MUUQAAL”

Ciidamada  hay’adda  Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa ...
IMG_0727

Madaxda Qaranka oo ka qeybgashay aas Qaran oo loo sameeyay Taliyihii ciidanka booliska “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuiryadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
20141101_215332

DAAWO SAWIRADA+MUUQAAL: Tartanka Heesaha Hirgeliyay ee xalay lagu qabtay Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
unnamed (8)

Wasiirka warfaafinta “tartanka heesaha hirgalay waxuu qeyb ka yahay horumarka Fanka Soomaaliyeed” (Sawirro)

Mogadishu, 02 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
IMG_9472

Madaxweyne Xasan oo ka qeybgalay xuska 91 guurada aas aaska Jamhuuriyadda Turkiga “SAWIRRO+VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
qalab

Dekadda Muqdisho oo lagu qabtay Kunteenar ay ku jiraan qalab loo adeegsado qaraxyada “SAWIRRO+VIDEO”

Ciidamada booliska ee dekadda ka howlgalla ayaa gacanta ...
IMG_7746

Madaxweyne Xasan oo waraaqaha safiirnimo ka guddoomay danjiraha Sudan ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Mustaf-Dhuxulow

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay.(DAAWO VIDEO)

Mogadishu, 25 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
macalin

Ururka Suxufiyiinta Carabta oo abaal marin guddoonsiiyay Qoraa Soomaaliyeed

Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar ayaa waxaa ...
Wasiirka Warfaafinta

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay. (DAAWO VIDEO)

[caption id="attachment_211534" align="aligncenter" width="620"] Wasiirka Warfaafinta[/caption] Mogadishu, 18 October ...
DSC06151

Madaxweynaha: “24 sano kaddib caawa waxaan isugu nimid weyneynta calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya” SAWIRRO + VIDEO”

Munaasabadaan lagu xusayay Maalinta calanka dalka oo ku ...
IMG_4816

Daawo Sawirrada:- booqashadii madaxweynaha uu maanta ku tegay Baraawe

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayay ...
Madaxweyne Xasan

Madaxweynaha: “Waxaan ku faraxsanahay in si nabad ah aad isugu soo baxdeen bar-xadaan oo dhiigbadan oo xaq darro ah lagu daadiyay” (DAAWO VIDEO)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
Wasiirka warfaafinta

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay. (DAAWO VIDEO)

Mogadishu, 11 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
Calanka Soomaaliya

Hambalyo maalinta Calankeenna

Maalinta ay taariikhu tahay 12-October oo ah maalinta ...

TOOS U DAAWO SNTV

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

TOOS U DHAGEYSO IDAACADDA RADIO MUQDISHO

SHIRKA BAARLAMAANNADA OIC TEHRAN

Tubta Toosan

Aftida Raadiyaha

Sorry, there are no polls available at the moment.

Polls Archive

Cayaaraha

obi Celeeeee

AC Milan iyo Inter Milan oo Barbardhac Ku Kala Baxay Kulankii Milan derby “SAWIRRO”

Kooxda AC Milan ayaa garoonka San Siro kulankii ...
Erikson

Tottenham oo Ka Adkaatay Kooxda Hull City “SAWIRRO”

Kooxda Hull City ayaa waxaa garoonkeeda KC Stadium ...
gool

Napoli,Udinese iyo Sampdoria oo Bareejo Lagu Celiyay iyo Kooxaha Fiorentina,Sassuolo iyo Empoli oo Guulo Gaaray

Kooxda SSC Napoli ayaa garoonkeeda San Paolo barbardhac ...
Celee

Crystal Palace oo Ka Badisay Kooxda Liverpool “SAWIRRO”

Kooxda Crystal Palace ayaa garoonkeeda Selhurst Park 3-1 ...
Pogba

Juventus oo Ka Adkaatay Kooxda S.S. Lazio

Kooxda S.S. Lazio ayaa waxaa garoonkeeda Olimpico Stadium ...
Messi

Akhriso:-Hadaba Imisa Rikoor Ayuu Jabiyay Ciyaaryahan Lionel Messi?

Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa ilaa markii uu  ku ...
Messiii

Kooxda Barcelona ka Badisay Sevilla iyo Messi oo Rikoor Cusub Dhigay“SAWIRRO”

Kooxda Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou ku xasuuqday ...

Barnaamijyada

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Barnaamijka kulanka todobaadka oo lagu falanqeeyay shirkii Copenhagen

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay shirkii Copanhegan ee dalka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada Radio Muqsdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...

Tweets by radiomuqdisho