Thursday, October 23rd, 2014
Madaxweynaha Baraawe

Wefdiga Madaxweynaha oo gaaray Beledweyne kulamana la qaadanaya maamulka gobolka

Wefidga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Warfaafinta, Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha, safiirka dowladda Jabuuti ee Soomaaliya, Xildhibaano Barlamaanka Soomaaliya ka tirsan, Taliyiyaasha ...

Wararka Dalka

IMG_3585

Culimo codsatay in la dhameystiro dhismaha Masjidka Jaamacal Ibi ee Degmada Shibis “SAWIRRO”

Masaajidka Jaamacal Ibi ee ku yaala xafaada Bilaajo Carab degmada Shibis ee gobolka Benaadir ayaa waxa uu wajahay ...
madaxweyne xasan sheekh

Madaxweyne J. F. S. oo booqasho ku tegay degmada Ceelbuur ee G/Gaduud

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaweeyd booqasho ku tegay ...
gen_ismaaciil_naaji

Danjiraha Soomaaliya ee Yemen oo UNHCR kala hadlay dib u celinta qaxootiga

kulan looga hadlayay xaaladda qaxtiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Yemen oo ay wada yeesheen mas’uuliyiinta safaaradda Soomaalida ...
MAGAALADA-KISMAAYO-OK1

Kismaayo oo lagu soo bandhigay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab

Saraakiisha ciidamada  maamulka KMG ah ee Jubba ayaa soo bandhigay maxaabiis ay ka soo qabteen maleeshiyaadka Shabaab. Aadan Goojaar ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-23-10-2014.mp3"][/audio]
amniga

Guddiga Amniga Oo Shir Aan Caadi Aheyn Caawa Ku Yeeshay Muqdisho+Go’aanno. (DAAWO VIDEO)

Kulan Aan Caadi aheyn oo uu shir guddoominayay R.wasaare Ku Xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta  Ridwaan Xirsi Maxamed ayna ...
wasirka boostada

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo khudbad ka jeediyay shirka Busan, South Korea

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mduane Maxamed Aadan Ibraahim oo safar shaqo ku jooga dalka South Korea kana ...
shabaabaaa-620x3301

Shabaab oo laba nin ka afduubtay tuulada Shadoor ee Degmada Ceeldheer

Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa ineey maanta tuulada Baraag Shadoor oo ka tirsan degmada Ceeldheer ...
DSC07539

Wasaaradda Kalluumeysiga oo maanta soo gaba gabeysay aqoon is weydaarsi looga hadlaayay kheyraadka badda”sawiro”

Aqoon is weydaarsigan  oo lagu   baranayey  sida ugu wanaagsan ee loo samayn karo  guddi  maamula  kheyraadka badda Soomaaliya  ...
fatahaad beledweyn

Webiga Shabeele oo ku fatahay xaafaddo ka tirsan Beledweyne

Iyadoo lagu guda jiro xilliga Dayrta isla markaana meelo badan oo kamid ah gobolada ay oo jiilaal aad ...
dalxa. uuseey

Xildhibaan Dalxa oo la kulmay Madaxda dalka Switzerland”Dhegeyso”

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha dibadda ee Barlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo sugan dalka Switzerland isla ...
j

“Daawo “Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo fariin muhiim ah u diray bulshada Soomaaliyeed

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa fariintan uga hadlay dhibaatooyinkii ka dhacay dalkeena iyo raadadka ay ...
10606257_768656859855134_4896910870940779898_n

JAAMACADDA SIMAD: Kudhawaad 30 arday oo qaatay shahaaddada Master-ka-SAWIRRO

Jaamacadda SIMAD ayaa maanta shahaaddada heerka labaad ee jaamacadda (Master Degree) guddoonsiisay 29 arday oo ka qalin jabisay ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-22.10.2014-sax.mp3"][/audio]
baarlamaanka2_large

Barlamaanka Soomaaliya oo maanta loo gudbiyay 10 Hindise sharciyeed oo uu ku jiro hindise sharciyedka la dagaalanka Argigaxisada. (DAAWO VIDEO)

Mudo 24 sano kadib markii ugu horeysay maanta waxaa Xildhibaannada Golaha Shacabka loo qeybiyey xisaab xirka miisaaniyaddii ay ...
DSC07490

Arday soo saartay hab cusub oo loo beeri karo cawska”sawiro + VIDEO”

Ardaydani  oo   wax  ka barata  Jamacadda  Jazeera    magalada Muqdisho  gaar ahaan Kuliyadda  Beeraha iyo  Xanaanada   Xoolaha ayaa maanta ...
cadale

Dowladda oo raashin gargaar ah gaarsiisay degmooyinka Cadale iyo Baraawe

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa raashin gargaar ah ka qeybineysa qaar ka mid ah deegaannadii ugu dambeeyay ee dhawaan ...
DSC07381

R/wasaaraha oo saaka dalka dib ugu soo laabtay (Sawirro + VIDEO)

R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. C/weli Sheekh Axmed ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay,  kadib markii ...
shabaab

Rag qorsheynayay falal argagixiso oo lagu qabta Dooloow

Degmada Dooloow ee gobolka Gado ayaa  lagu qabtay Afar qof oo la rumeeysanyahay inay qorshaynayeen qaraxyo ay la ...
howlgal-ciidanka-dowladdaii_large

Ciidanka nabadsugidda oo xalay toogtay dhagar qabe ku hubeeysnaa Bistoolad iyo bambaanooyin

Ciidanka Nabad Sugidda Qaranka ayaa xalay howlgallo ay ka sameeyeen degmada Yaaqshiid ku khaarijiyay dhagar qabe ka tirsana ...
kulanka baarlamanka

Barlamanka oo maanta fadhi yeelanaya

Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa ineey maanta kulan ay ku yeeshaan magaaladda muqdisho kaasoo ay ugu codeyn ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-22-10-2014.mp3"][/audio]
Cabdiweli sheekh axmed

R/wasaaraha oo lagu wado inuu saaka dalka dib ugu soo laabto

Ra’iisal wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa lagu wadaa in saako uu dib ugu ...
IMG_5006

Guddiga Adeegga Bulshada Ee Baarlamaanka Oo Booqday Dhaawacyada Ku Jira Isbitaallada Muqdisho “SAWIRRO+ VIDEO”

Guddiga Adeegga Bulshada u qaabilsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa booqday shacabka dhaawaca ah ee ku jira isbitaalka Madiina ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Dadaab-camp

Soomaali Qaxooti  ah oo dalkooda ku soo laabanaya

Qaar ka mid ah dadka qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Xeryaha qaxootiga Dha-dhaab ee dalka Kenya, ayaa qorsheynaya ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABEENIMO-21.10.2014.mp3"][/audio]
astaanta.qaranka-300x2282

Guddiga Amniga xukuumadda Soomaaliya oo go’aano ka soo saaray arrinta ka taagan gobolka Hiiraan

Kulan ay maanta isugu yimaadeen guddiga Amniga ee golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya iyo guddi Wasiiro ah oo dhowaan ...
DSCN1179

Qaar ka mid ah ehelada qoysas ay dhibaatooyin u geysteen Shabaab oo lacago la siiyay “SAWIRRO”

Ururka Haweenka Gobolka Benaadir ayaa maanta deeq lacageed oo ay iska soo uruuriyeen guddoonsiiyya qaar ka mid ah ...
DSC07320

Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha oo furay siminaar ku saabsan soo xulidda guddi maamula kheyraadka “SAWIRRO”

Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha Dalka ayaa maanta furay kulan looga hadlayo sidii loo soo xuli lahaa guddi maamula kheyraadka ...
wasiirka warfaafinta

Wasiirka Warfaafinta: “Kalsooni dhisidda shacabka waxa uu muhiim u yahay in horumar dhanka nabadda iyo xasiloonida laga gaaro Soomaaliya” (DAAWO VIDEO)

Wasiirka Warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya mudane Musftaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta marti geliyay shir muhiim ah oo ...
astaanta.qaranka-300x228

Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha oo ka shiray xoojinta wadashaqeynta

Kulun looga hadlayay waxqabadka Wasaaradaha iyo xoojinta xariirka ka dhaxeeyo  uuna ka qeyb galay  ku-simaha Ra’iisul wasaaraha mudane ...
amniga

Hay’adaha amniga oo la wareegay garaash ku yaalla degmada Warta Nabadda. (DAAWO VIDEO)

Ciidamada hay’adda Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa maanta la wareegay garaash ku yaala degmadda Warta Nabadda kaddib markii ...

Xulasho

Sawirka Maanta

wasirka boostada

Keydka Sawirrada

macalin

Ururka Suxufiyiinta Carabta oo abaal marin guddoonsiiyay Qoraa Soomaaliyeed

Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar ayaa waxaa ...
Wasiirka Warfaafinta

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay. (DAAWO VIDEO)

[caption id="attachment_211534" align="aligncenter" width="620"] Wasiirka Warfaafinta[/caption] Mogadishu, 18 October ...
DSC06151

Madaxweynaha: “24 sano kaddib caawa waxaan isugu nimid weyneynta calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya” SAWIRRO + VIDEO”

Munaasabadaan lagu xusayay Maalinta calanka dalka oo ku ...
IMG_4816

Daawo Sawirrada:- booqashadii madaxweynaha uu maanta ku tegay Baraawe

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayay ...
Madaxweyne Xasan

Madaxweynaha: “Waxaan ku faraxsanahay in si nabad ah aad isugu soo baxdeen bar-xadaan oo dhiigbadan oo xaq darro ah lagu daadiyay” (DAAWO VIDEO)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
Wasiirka warfaafinta

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay. (DAAWO VIDEO)

Mogadishu, 11 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
Calanka Soomaaliya

Hambalyo maalinta Calankeenna

Maalinta ay taariikhu tahay 12-October oo ah maalinta ...
astaanta.qaranka-300x228

Akhriso: fursado shaqo oo ka banaan xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka

Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa fursado ...
IMG_1834

DAAWO SAWIRRADA: Wasiirka Warfaafinta oo si diiran loogu soo dhaweeyay Minneapolis

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirada ...
IMG_6463

Wasiirka Warfaafinta oo lagu soo dhaweeyay Columbus Ohio “Sawirro+Video”

Wasiirka Warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya mudane Mustaf Sheekh ...
DSC04608

DAAWO SAWIRRADA:-Sida Maalinta labaad ee ciidda loogu damaashaaday Xeebta Liido

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Dhismah Muqdisho (6)

Guddiga Joogtada Ah Ee Baarlamaanka Oo Ka Dooday Naqshada Dhismaha Cusub ee Baarlamaanka “SAWIRRO + VIDEO”

Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ...
DSC04456

Muqdisho oo si weyn looga dabaal dagay munaasabadda ciidul Adxa “SAWIRRO”

Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa ...
Wasiirka warfaafinta

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay “DAAWO VIDEO”

Mogadishu, 04 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
WARGELIN1

Wargelin: Shaqo ka banaan Shirkadda Ceymiska Islaamiga ah

Shaqadan banaan ayaa waxa soo bandhigay Shirkadda caymiska ...
DSC03517

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka oo furay shirka hiigsiga cusub oo looga hadlayo amniga “SAWIRRO”

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ...
wasiirka warfaafinta

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay “DAAWO VIDEO”

  Mogadishu, 27 September 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah u furay kalfadhiga shanaad ee baarlamaanka “Sawirro+Video”

[caption id="attachment_205433" align="aligncenter" width="640"] Madaxweyne Xasan Sheekh[/caption] Munaasabadda furitaanka ...
0

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 20 September 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
DSC02381

DAAWO SAWIRRADA:- Sida Jimcahan Loogu Damaashaaday Xeebta Liido Ee Magaalada Muqdisho

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Sawir hore Ra'iisul wasaare Cabdiweli

Ra’iisul wasaaraha oo xaaladda dalka faah-faahiyey (Dhageyso)

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya oo London ku ...

TOOS U DAAWO SNTV

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

TOOS U DHAGEYSO IDAACADDA RADIO MUQDISHO

SHIRKA BAARLAMAANNADA OIC TEHRAN

Tubta Toosan

Aftida Raadiyaha

Sorry, there are no polls available at the moment.

Polls Archive

Cayaaraha

Real

Real Madrid oo Xasuuqday Kooxda Liverpool iyo Kooxaha Atletico Madrid, Olympiakos, Ludogorets,Dortmund,Arsenal iyo Leverkusen oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”

Group A Kooxda Atletico Madrid ayaa garoonkeeda Vicente Calderon ...
bayer celee

Bayern Munich oo Xasuuqday Kooxda Roma iyo Kooxaha Barcelona,Chelsea,PSG,Chelsea,Schalke, Shakhtar Donetsk iyo FC Porto oo Guul Gaaray “SAWIRRO”

Group E Kooxda Roma ayaa waxaa garoonkeeda Stadio Olimpico ...
gool celee

CKSA Moscow oo Sii Xumeysay Rajada Kooxda Manchester City “SAWIRRO”

Kooxda CKSA Moscow ayaa ceel dheer ku riday ...
daley

West Brom iyo Manchester United oo Barbardhac Ku Kala Baxay “SAWIRRO”

Kooxda West Bromwich Albion ayaa caawo garoonkeeda Hawthorns ...
Pogba

Kooxda Sassuolo oo Bareejo Ku Celisay Kooxda Juventus

Kooxda Juventus ayaa lumisay dhibcihii ugu horeeyay ee ...
Messi

Barcelona oo Ka Badisay kooxda Eibar “SAWIRRO”

Kooxda Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou 3-0 uga ...
Totti

Roma oo Caawo Ka Badisay Kooxda Chievo Verona

Kooxda Roma ayaa garoonkeeda Stadio Olimpico 3-0 uga ...

Barnaamijyada

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
baarlamaanka

Barlamaanka Soomaaliya oo maanta warbixin ka dhegeystay gudiga daraasaadka iyo soo diyaarinta shuruucda axsaabta siyaasaddadalka

Bilowga Kulanka Baarlamaanka ee maanta oo ay soo xaadireen 168 Xildhibaan waxaa lagu dhaariyey Xildhibaanno cusub oo kala ...

BAARLAMAANKA OO AJANDAYAAL MUHIIM AH LA HORKENAY

Kulanka baarlamaanka Soomaaliya ay  maanta yeesheen oo ahaa kulankii labaad ee kal fadhiga shanaad ee golaha shacabka ayaa ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...

Tweets by radiomuqdisho