Saturday, July 26th, 2014
cabdiweli1

Ra’isul wasaare Cabdiweli oo shixnad gar gaar ah ka guddoomay Imaaraadka Carabta

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo ay Wehliyaan Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shixnad gar gaar ah oo raashin ah ...

Wararka Dalka

Dad-barakacayaal-ah1

Deeq lacageed oo loo qeybiyay qoysas danyar ah

Deeqadani lacageed oo ay soo dhibeen gabdho Soomaaliyeed oo ku dhaqan magaalada Birmingham ee dalka Britain ayaa ah ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-26-07-2014-.mp3"][/audio]
goodax barre

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Degmada Maxaas kula kulmay odoyaasha dhaqanka iyo Maamulka Degmada

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta ...
madaxweyne xasan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo digreeto ku magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Digreeto maanta ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah loogu ...
tababar_7

Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo tababar uga furmay Xerada Jaziira

Munaasabadan tababar loogu furayay saraakiil iyo saraakiil xigeennada ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay Xerada tababaka ...
DSC05249

Ardayda Wax Ka Barata Dugsiga Agoonta Ee Rajo Oo Loo Qeybiyay Lacag (Sawirro)

Ururka Rajo oo fadhigiisu yahay dalka Norwey oo gacanta ku haya dugsiga agoonta ee Rajo ayaa maanta deeq ...
dhuxulow

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 26 July 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ...
Wargeyska-Dalka-Astaan1

Akhriso wargeyska Dalka cadadkiisii Todobaadkan

  Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Wargeyska dalka cadadkiisii ugu dambeeyay oo soo baxay maanta oo ...
nusoj

Nusoj Oo Cambaareysay Qaraxa Gaarigiisa Loogu Xiray Wariye Xaaji

Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa cambaareeyay isku daygii  fashilmay ee la rabay in lagu qaarajiyo Wariye Maxamed C/llaahi ...
ra isu;

Ra’isul Wasaaraha Dalka Oo Rajo Wanaagsan Ka Muujiyay In Dalka Ay Gaarsiiyaan Doorasho Xor ah

Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Weli Sheekh Axmed Maxamed oo shalay ka qeyb galayay Barnaamijka kulanka ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-26-07-2014.mp3"][/audio]
DSC05091

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo Caawa finalka u soo gudbay “Sawirro+Dhageyso”

Tartamayaasha Degmooyinka Kaaraan Vs Cadale oo ka kala tirsan Gobollada Benaadir iyo Shabeelaha Dhexe ayaa caawa tartan aad ...
caruur

Carruur Agoon ah oo loo qeybiyay dhar ay ku ciidaan

Ku dhowaad 200 oo carruur agoon ah oo wax ka barta dugsi kuyaala degmada Waaberi ee gobolka Benaadir ...
cabdi jiinoow

Maamulka Gobolka Sh/Dhexe oo ka warbixiyay Idaacad Jowhar ku taal oo laga saaray xarun dowladeed

Maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa beeniyay warar been abuur ah oo saxaafada qaarkii siideysay oo sheegayay in maamulka ...
Tartan _Quraan Akhris _Qardho (24)

Tartan Qur’aan akhris ah oo lagu soo gabo gabeeyay Degmada Dharkeynleey

Tartankan Qur’aan akhiriska  waxaa soo qaban qaabiyay  maamulka degmada  Dharkanleey ee gobalka Benaadir waxaana ku tartamay carruurta da’yarta ...
IMG_0417

Dowladda oo laga codsaday inay cadaalladda horkeento dadkii ka dambeeyay dilka Saado “SAWIRRO”

Wafdi ka socda Maamul Goboleedka Puntland una xilsaarnaa ka qeyb galka aaskii qaran ee shalay loo sameeyay Allaha ...
DSCN7611

Maamulka Degmada Howlwadaag oo dib u dayactir waddo ka bilaabay Suuqa Bakaaraha “SAWIRRO”

Maamulka Degmada Howlwadaag ee gobalka Benaadair ayaa wax uu ka wadaa   waddooyinka dhexmara Suuqa weyn ee Bakaraaha howlo ...
qoryooleey-11

Xoojinta amniga degmada Qoryooleey oo laga shiray

Maamulka degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta kulan ku saabsan xoojinta amniga la qaatay saraakiisha ciidamada ...
Sawirka Gudoomiye Jawaari

Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Wafdi uu hogaaminayo oo u amba baxay dalka Norway

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta u amba baxay dalka Norway, halkaasoo uu kaga ...
Muungaab

Muungaab “Si Toos ah ha naloo hoos keeno Nabad Sugidda iyo Booliska G/banaadir”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Max’ed Xuseen Muungaab oo  ka qeyb galay aaska Marxuumad Saado ...
DSCF2900

Gudoomiyaha G/Banaadir Oo Dhagax Dhigay Iskuulkii 15-ka May (Sawirro)

Gudoomiyaha G/banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen ”Muungaab” Aya maanta dhagax dhigay iskoolka taariikhiga ah ...
DSC05054

R/wasaaraha Dalka Dr. C/weli Sh Axmed Oo Marti Ku Ahaa Barnaamijka Kulanka Todobaadka (Dhageyso+Sawirro)

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa R/wasaaraha dalka ...
Ciidamada-amaanka

Ciidamada Ammaanka Oo Howlgallo Roonda Ah Xalay Ka Billaabay Muqdisho

Ciidamo isugu jiro Booliis iyo nabadsugid ayaa xalay hawlgallo  roonda ah oo lagu adkeynayo ammaanka ka billaabay caasimadda ...
Calanka-Mareykanka-300x225

Mareykanka Oo Qabtay Gabdho Soomaali Ah Oo Lagu Eedeeyay Iney taageerayeen Shabaab

Dowladda  Maraykanka  ayaa la sheegay iney gacanta ku dhigtay Saddex dumar ah oo lagu eedaynayo in ay taageero ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-25-7-2014.mp3"][/audio]
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Waaberi oo Caawa u soo gudbay Wareegga ugu dambeeya ee Tartanka “Final” Dhageyso

Tartamayaasha Degmooyinka Warta Nabadda Vs Waaberi oo ka wada tirsan Gobolka Benaadir ayaa caawa tartan aad u xiiso ...
astaanta_qaranka11 ok

Warbixintii Labaad ee horusocodka Guddiga Maamulka Maaliyadeed “War-saxaafadeed”

Mogadishu, 24 July 2014: Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xuseen Cabdi Xalane ayaa maanta ka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
IMG_5216

Wafdiga ka socda Xukuumadda ee ku sugan Gobolka Hiiraan oo la kulmay hay’adaha samafalka “SAWIRRO”

Wafdiga ka socda Xukuumadda Fedaraalka ah ee ku sugan magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa kulan la ...
astaanta_qaranka11 ok

Shaqaale ka tirsan Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo tababar loo soo gabo gabeeyay

Tabarkaan oo  ay  si wada jir ah  usoo qaban qaabiyeen  Wasaaradda Aminga Qaranka    iyo  hogaanka socdaalka   iyo  Jinsiyadaha  ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-24.07.2014.mp3"][/audio]
4-70B4D5A4-1552850-480

Ururka horumarinta ardayda Soomaaliyeed oo siminaar u qabtay arday “SAWIRRO”

Ururka horumarinta ardayda Soomaaliyeed oo marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan (SOSDO) ayaa siminaar lagu baranayo maareynta ...
baaq-nabadeed

Odoyaasha dhaqanka ee Gobolada Jubbooyinka oo baaq u diray dagaalada Caabudwaaq

Odayaasha dhaqanka Gobolada Jubbooyinka ayaa canbaareeyay dagaallo labo Beelod oo walaalo ah ku dhexmaraya Magaalada Cabdudwaaq Ee Gobolka ...

Xulasho

Sawirka Maanta

dhuxulow

Keydka Sawirrada

DSC05054

R/wasaaraha Dalka Dr. C/weli Sh Axmed Oo Marti Ku Ahaa Barnaamijka Kulanka Todobaadka (Dhageyso+Sawirro)

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
DSC_0720

Madaxda Sare Ee Dalka Oo Ka Qeybgalay Aas Qaran Oo Muqdisho Loogu Sameeyey Xildhibaanad Saado Cali Warsame “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud,Gudoomiyaha Baarlamaanka, ...
DSC04103

Wasiirka Warfaafinta oo la Afuray qoysas barakacayaal ah, lacagna guddoonsiiyay “SAWIRRO”

Dadka uu Wasiirka Warfaafinta la afuray ayaa isugu ...
dhuxulow

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay “Daawo”

 Mogadishu, 12 July 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
unnamed

R.W Cabdiwali oo furay shirka wadatashiga Xeerka Saxaafadda “SAWIRRO”

Muqdisho, July, 07, 2014....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
unnamed (19)

Ra’isul wasaare Cabdiweli oo ka qayb qaatay banaabax lagu soo afmeerayey Todobaadka xoriyadda “SAWIRRO”

Muqdisho, 1, Luuliyo, 2014.....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
DSC02399

Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo xarigga ka jaray idaacad ku hadleysa afka ciidamada “SAWIRRO”

Munaasabad kooban oo xariga looga jarayay Radio Muqdisho ...
IMG_4378

Daawo sawirada Xafladdi Xalay ee 1-da Luliyo lagu xusay Ee lagu Qabtay Muqdisho.

...
DSC01967

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi u furay tartan Cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaan “Dhageyso+Sawirro”

Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ...
IMG_3598

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro oo kulan qado ah u sameysay haween Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Kulankan qada sharafta ah oo Marwada Madaxweynaha Dalka ...
unnamed (1)

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Xalay Khudbad Ka Jeediyey Xafladda 26-ka Jun (Sawirro)

Muqdisho. 26 Juun 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
vlcsnap-2014-06-26-14h19m25s6

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro oo Deeq raashin ah gaarsiisay Naafada Cisbitaal Martini iyo Xabsiga dhexe “Sawirro”

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta deeq ...
unnamed

Madaxda Dowladda oo ka qeyb gashay heshiis la dhex dhigay labadii garab ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxda ugu sareeysa ee dalka iyo Wakiilada beesha ...
IMG_4942

Shirka Soomaalida Qurbo Joogta ah oo ka furmay Istanbul ee dalka Turkiga “SAWIRRO”

Shirka Soomaalida Qurba joogta ee maanta ka furmay ...
DSC00261

Wasiirka Warfaafinta oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Midowga Yurub “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinnta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mustaf Sheekh ...
IMG_7949

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar oo ku baaqday in carruurta agoonta ah la taakuleeyo “SAWIRRO”

Marwadda Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar  Cali  Cumar oo ...
DSC03653

Baarlamaanka oo meelmariyay Hindise Sharciyeedka Bankiga Horumarinta iyo Dib u dhiska dalka “Sawirro”

Mudanyaasha Barlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay ...
IMG_0128

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro oo deeq lacageed gaarsiisay qoys ku sumoobay waxyaabo ay cabeen “Sawirro”

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Marwo ...
IMG_0465

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar oo kulan casuumaad ah u fidisay ehelada Qoyskii uu ka tegay Marxuum Daahir Gurxan “Sawirro”

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar Cali Cumar ayaa ...
_DSC0345

Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo XIldhibaanno Hooygiisa Booqasho Sharafeed Ku Booqday Madaxweynihii Hore Ee Dalka Sheekh Shariif “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
vlcsnap-2014-06-06-17h19m21s243

Qoys biyo ay cabeen ku sumoobay oo codsaday caafimaad dibedda ah “Sawirro”

Ugu yaraan afar qof ayaa geeriyooday 10-kalena waxa ...

TOOS U DAAWO SNTV

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

TOOS U DHAGEYSO IDAACADDA RADIO MUQDISHO

SHIRKA BAARLAMAANNADA OIC TEHRAN

Tubta Toosan

Aftida Raadiyaha

Soomaaliya waxey cagaha ku heysaa Wadada dib u dhiska,hadaba yaa looga baahanyahay?

View Results

Loading ... Loading ...

Polls Archive

Cayaaraha

Chelsea

Didier Drogba oo Dib Ugu Soo Laabtay Kooxda Chelsea

Ciyaaryahan Didier Drogba oo weerarka ka ciyaara ayaa ...
man

Macalin Louis van Gaal oo Guul Ku Bilaabay Kulankiisii ugu Horeeyay ee Kooxda Man Utd “SAWIRRO”

Tababaraha cusub ee kooxda Manchester United Louis van ...
Jeremy

Barcelona oo Jeremy Mathieu Kala Soo Wareegtay Kooxda Valencia

Kooxda Barcelona ayaa kooxda Valencia lacag dhan £16million ...
jame11

Daawo Sawirada:-James Rodriguez oo Saxaafada iyo Taageerayaasha Loo Soo Bandhigay

Akhristayaasheena dhanka ciyaaraha waxan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
jam1

Real Madrid oo Kooxda Monaco Kala Soo Wareegtay James Rodriguez “SAWIRRO”

Kooxda Real Madrid ayaa kooxda Monaco ee dalka ...
ste

Steven Gerrard oo Maanta Ka Fariistay Ciyaaraha Caalamiga ah

Kabtankii xulka qaranka England Steven Gerrard ayaa maanta ...
evra

Patrice Evra oo Ku Biiray Kooxda Juventus

Ciyaaryahan Patrice Evra ayaa £1.2milyan ugu biiray kooxda ...

Barnaamijyada

DSC05054

R/wasaaraha Dalka Dr. C/weli Sh Axmed Oo Marti Ku Ahaa Barnaamijka Kulanka Todobaadka (Dhageyso+Sawirro)

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa R/wasaaraha dalka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
DSC04456

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Oo Marti Ku Ahaa Barnaamijka Kulanka Todobaadka (Sawirro+Dhageyso)

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa gudoomiyaha Maxkamadda ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Tartan Cilmiyeedka

Wareegga labaad ee tartan Cilmiyeedka oo caawa bilawday iyo Degmada Kaaran oo badisay “Dhageyso”

Tartamayaasha degmooyinka Yaaqshiid VS Kaaraan oo ka wada tirsan Gobolka Benaadir ayaa caawa tartan aad u xiiso badan ...

Tweets by radiomuqdisho