Saturday, November 1st, 2014
Rooble

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo siminaar u furay suxufiyiin

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Colaad Rooble ayaa maanta furay siminaar lagu baranayo muhiimadda uu leeyahay xoriyadda saxaafadda iyo mas’uuliyadeeda. Siminaarkan oo ...

Wararka Dalka

Cawad

Baarlamaanka oo loo qeybiyay heshiiska difaaca ee Soomaaliya iyo Talyaaniga

Kalfadhiga Shanaad kulankiisa Lixaad ee maanta oo uu shir guddoominayay guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka mudane Mahad Cabdalla ...
Taliyaha ciidanka Booliska

Meydka Taliyihii booliska oo baaritaanno caafimaad loogu qaaday Nairobi “Dhageyso”

Meydka Taliyihii Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo dhowaan ku geeriyoodey magaalada Muqdisho ayaa maanta loo qaaday dalka Kenya si ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/Warka-Duhur-01.11.2014.mp3"][/audio]
howlgal

Ciidamada Nabad sugidda oo toogtay dhagar qabayaal dilay askari

Ciidamada Nabad sugidda Qaranka ayaa maanta toogasho ku dilay labo ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab, kaddib markii ay dileen ...
xukun1

Maxkamadda dajarada koowaad ee ciidamada oo xukunno riday “Dhageyso”

Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday eedeysanayaal ka ...
muqdisho_1

Culimo loogu baaqay inay xoojiyaan wacyigelinta bulshada

Aqoon isweydaarsi ku saaban sidii culimaa’udiinka ku nool degmada Warta Nabadda ee gobolka Benaadir ay uga qeyb qaadan ...
Al shabaab

Horjooge ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Tiyeegloow

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka bakool ayaa toogtay horjooge ka tirsan ka tirsan kooxda Shabaab, ...
Arday

Arday Soomaaliyeed oo Yemen lagu soo dhaweeyay

Qunsulka guud ee Jamhuuriyadda Soomaaliya u fadhiya magaalada Caden mudane Axmed Cabdi Xasan (Axmed Suudaan) ayaa ku soo ...
Xildhibanno

Xildhibaannada oo kulan ku leh Muqdisho

Mudenayaasha Baarlaamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay yeeshaan kulan looga hadlayo xisab xirka 2014 oo ay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/War-Subax-01.11.2014.mp3"][/audio]
unnamed

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay.SAWIRO

Mogadishu, 01 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow ayaa ka warbixiyey waxqabadka Dowladda ee ...
14

Shaqaalaha Shirkadda Golis Gaalkacyo oo deeq dawo ah gaarsiiyay Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug (Sawiro).

Shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Golis ee magaalada Gaalkacyo ayaa deeq daawo ah gaarsiiyeen Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug oo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-31.10.2014.mp3"][/audio]
DSC07371

Wasiir Ku Xigeen Mahad Salaad Oo ka Warbixiyay Shir Helsinki uu Kaga Qeyb Galay “Sawirro”

Wasiir ku xigeen mudane Mahad Salaad oo howlo shaqo ugu maqnaa magaalada Helsinki ee dalka Finland ayaa maanta ...
IMG_4679

Safiirka Turkiga ee Soomaliya Oo lagu soo dhaweeyey degmada Hiliwaa “Sawirro”

Gudoomiyaha G/banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Jeneral Xasan maxamamed Xuseen Mungaab ayaa Xafiiskiisa Degmada Hiliwaa Qado sharaf ugu ...
SESIONKII

Wasiirada Gaadiidka Dhulka Africa Oo Nairobi Kaga Shiray Horumarinta Gaadiidka “Sawirro”

Isutagii ugu horeeyay ee Horumarinta Gaadiidka Dowladaha Afrika ee Wasiirada Gaadiidka Dhulka ee Afrik ayaa ka dhacay magaalada ...
kulanka todobaadka cadaala

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo lagu falanqeeyay mashruuca calaamadeeynta guryaha G/Banaadir (Dhageyso)

Barnaamijka kulanka Todobaadka  ee ka baxa Radio Muqdisho ayaa  looga hadlay qorshaha lagu calaamadinayo guryaha magaalada Muqdisho. Barnaamijka ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-31-10-2014.mp3"][/audio]
Jaamac-Oday

Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Biyaha oo dalbaday in la banneeeyo xarumihii wasaaraddaasi

Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jaamac Axmed Maxamed (Oday) ayaa ku amray dadka ku nool guryaha ay leedahay ...
Cabdiweli-Sheekh-III-300x237

R/wasaaraha oo guddi wasiirro ah u magacaabay geerida taliyihii ciidanka booliiska

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya ayaa magacaabay guddi wasiirro ah oo ka kooban Shan xubnood oo baaritaan ku ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
201499635458526731427637Taliyaha_Booliiska_Somalia

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Taliyihii Ciidanka Booliska

Mogadishu,30, October 2014- Guddoomiyaha G/banaadir Ahna Duqa Magaaladda Muqdisho S/G Xasan Maxamed Xuseen"Muungaab", ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ...
war-deg-deg-ah1-150x150114216

Ra’isul Wasaaraha Dalka Oo Magacaabay Ku Simaha Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.(DAAWO MUUQAAL)

Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa magacaabay ku simaha taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed kaddib ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABENIMO-30.10.2014.mp3"][/audio]
unnamed (2)

Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo loo qabtay Aqoon Is-weydaarsi la xiriira shaqada “Sawirro”

Mogadishu,30, October 2014-- Waaxda Shaqada Shaqaalaha iyo Tababarrada ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya, ayaa aqoon isweydaarsi ...
Cabdiweli 1

R.W Cabdiweli oo ka Tacsiyeeyay geeridii ku timid Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Mogadishu,30, October 2014-- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ...
Sequence 05.Still002

Madaxweynaha oo ka tacsiyadeeyay geerida taliyihii Booliska Soomaaliyeeed

Abu Dubai- October 30, 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Allaah ...
Jaawri Sawir Hore

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed…WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah, Taliyihii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo geeriyooday.

War Deg Deg ah. Allaha u naxariirstee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday, taliyihii ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Maxamed ...
DANI

Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo maanra soo xiray shir looga arinsanaayay qorshaha Qaranka ee 5 sano ee nagu soo fool leh.(DAAWO MUUQAAL)

Shirkan  wata shiga ahaa  oo looga ari sanyay   sameynta qorshada lagu hormarinayo   dalkaeena  shanta sano  ee soo socot ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/warka-duhur-30-10-2014-ok.mp3"][/audio]
wasiirka warfaafinta

Wasiirka Warfaafinta oo ka qeybgalay kulan Dhalinyarada lagu wacyigelinaayo oo Muqdisho lagu qabtay.(DAAWO MUUQAAL)

Kulankan  ooh al ku dhiggiisu ahaa xal u helidda dhibaatooyinka dhallinyarada iyo sidii looga wacyigelin lahaa Fikirka qaldan ...
SAM_4729

La heystayaal Afar sano u afduubnaa Burcad badeed oo ku soo wajahan Muqdisho

Garoonka diyaaradaha ee degmada Dhuusamareeb ayaa goor dhaweeyd laga soo duuliyay Todobo nin oo u dhashay dalka Hindiya, ...

Xulasho

Sawirka Maanta

IMG_9332

Keydka Sawirrada

IMG_9472

Madaxweyne Xasan oo ka qeybgalay xuska 91 guurada aas aaska Jamhuuriyadda Turkiga “SAWIRRO+VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
qalab

Dekadda Muqdisho oo lagu qabtay Kunteenar ay ku jiraan qalab loo adeegsado qaraxyada “SAWIRRO+VIDEO”

Ciidamada booliska ee dekadda ka howlgalla ayaa gacanta ...
IMG_7746

Madaxweyne Xasan oo waraaqaha safiirnimo ka guddoomay danjiraha Sudan ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Mustaf-Dhuxulow

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay.(DAAWO VIDEO)

Mogadishu, 25 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
macalin

Ururka Suxufiyiinta Carabta oo abaal marin guddoonsiiyay Qoraa Soomaaliyeed

Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar ayaa waxaa ...
Wasiirka Warfaafinta

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay. (DAAWO VIDEO)

[caption id="attachment_211534" align="aligncenter" width="620"] Wasiirka Warfaafinta[/caption] Mogadishu, 18 October ...
DSC06151

Madaxweynaha: “24 sano kaddib caawa waxaan isugu nimid weyneynta calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya” SAWIRRO + VIDEO”

Munaasabadaan lagu xusayay Maalinta calanka dalka oo ku ...
IMG_4816

Daawo Sawirrada:- booqashadii madaxweynaha uu maanta ku tegay Baraawe

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayay ...
Madaxweyne Xasan

Madaxweynaha: “Waxaan ku faraxsanahay in si nabad ah aad isugu soo baxdeen bar-xadaan oo dhiigbadan oo xaq darro ah lagu daadiyay” (DAAWO VIDEO)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
Wasiirka warfaafinta

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay. (DAAWO VIDEO)

Mogadishu, 11 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
Calanka Soomaaliya

Hambalyo maalinta Calankeenna

Maalinta ay taariikhu tahay 12-October oo ah maalinta ...
astaanta.qaranka-300x228

Akhriso: fursado shaqo oo ka banaan xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka

Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa fursado ...
IMG_1834

DAAWO SAWIRRADA: Wasiirka Warfaafinta oo si diiran loogu soo dhaweeyay Minneapolis

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirada ...
IMG_6463

Wasiirka Warfaafinta oo lagu soo dhaweeyay Columbus Ohio “Sawirro+Video”

Wasiirka Warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya mudane Mustaf Sheekh ...
DSC04608

DAAWO SAWIRRADA:-Sida Maalinta labaad ee ciidda loogu damaashaaday Xeebta Liido

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Dhismah Muqdisho (6)

Guddiga Joogtada Ah Ee Baarlamaanka Oo Ka Dooday Naqshada Dhismaha Cusub ee Baarlamaanka “SAWIRRO + VIDEO”

Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ...
DSC04456

Muqdisho oo si weyn looga dabaal dagay munaasabadda ciidul Adxa “SAWIRRO”

Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa ...
Wasiirka warfaafinta

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay “DAAWO VIDEO”

Mogadishu, 04 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
WARGELIN1

Wargelin: Shaqo ka banaan Shirkadda Ceymiska Islaamiga ah

Shaqadan banaan ayaa waxa soo bandhigay Shirkadda caymiska ...
DSC03517

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka oo furay shirka hiigsiga cusub oo looga hadlayo amniga “SAWIRRO”

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ...
wasiirka warfaafinta

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay “DAAWO VIDEO”

  Mogadishu, 27 September 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...

TOOS U DAAWO SNTV

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

TOOS U DHAGEYSO IDAACADDA RADIO MUQDISHO

SHIRKA BAARLAMAANNADA OIC TEHRAN

Tubta Toosan

Aftida Raadiyaha

Sorry, there are no polls available at the moment.

Polls Archive

Cayaaraha

Luca

Juventus oo Laga Badiyay iyo Kooxaha Roma,Fiorentina,Inter iyo Torino oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”

Kooxda Genoa ayaa xalay garonkeeda Luigi Ferraris 1-0 ...
rafaaa

Kooxaha Real Madrid iyo Sevilla oo Guul Ku Bilaabay Koobka Copa Del Rey “SAWIRRO”

Kooxda Real Madrid ayaa xalay badisay lugtii koowaad ...
cup

Isku Aadka Wareega Shanaad ee Koobka Capital One oo Lagu Dhawaaqay

Waxaa xalay lagu dhawaaqay isku aadka sideeda kooxood ...
Siso celee

Newcastle oo Koobka Capital One Ka Reebtay Manchester City iyo Kooxaha Southampton iyo Tottenhamoo Soo Baxay “SAWIRRO”

Kooxda Manchester City oo daafacaneysay koobka Capital One ...
drogba

Kooxaha Chelsea,Liverpool,Sheffield United,Bournemouth iyo Derby oo u Soo Baxay Wareega Shanaad ee Koobka Capital One “SAWIRRO”

Kooxda Chelsea ayaa u soo baxday wareega shanaad ...
cris

FIFA oo Ku Dhawaaqday Liiska 23-ka Ciyaaryahan ee u Sharaxan Abaal Marinta Ballon d’Or

Xiriirka kubadda cagta aduunka ee FIFA ayaa ku ...
Cris

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo oo Ku Guuleystay Abaal Marinta Ciyaaryahanka ugu Wanaagsan Horyaalka Spain “SAWIRRO”

Xaflad balaaran oo lagu qabtay caasimada dalka Spain ...

Barnaamijyada

kulanka todobaadka cadaala

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo lagu falanqeeyay mashruuca calaamadeeynta guryaha G/Banaadir (Dhageyso)

Barnaamijka kulanka Todobaadka  ee ka baxa Radio Muqdisho ayaa  looga hadlay qorshaha lagu calaamadinayo guryaha magaalada Muqdisho. Barnaamijka ayaa ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
download

Tababar loo soo xiray askar ka tirsan ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar.(DAAWO VIDEO)

Tababar loo soo xiray askar ka tirsan ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar. Munaasabadan oo aheed mid si heer sare aha  ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...

Tweets by radiomuqdisho