Wednesday, May 22nd, 2013
Fiqi

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Oo la kulmay madaxweynaha dalka Sudan.

Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji Maxamuud Faqi oo ku sugan dalka Sudan ayaa maagalada Khartum ee Caasimadda wadankaasi kula kulmay madaxweynaha dowlada Sudan ...

Wararka Dalka

astaanta-warka1

Dhageyso warka Subax ee Radiomuqdisho

War Subax Arbaco 22-05-2013
Qadar 10

Shirka Isku-imaatinka 13-aad ee Doha oo maanta la filayo in lagu soo gabagabeeyo magaalada Doxa ee dalka Qadar.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban ...
r

Maamulka Galmudug oo ganaax lacageed dul dhigay Gawaari ay ku rarneyd Dhuxul laga jaray deegaanada maamulkaasi.

Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Cumar Maxamuud  oo wareysi gaar ah siiyay ...
DSC01526

“Daawo Sawirrada”Gudoomiyaha gobolka Hiiraan kormeerkii uu ku tagey Deegaanada Ceelgaal iyo tuulooyin kale oo katirsan gobolkaasi.

Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi Faarax Laqanyo Ku wehliyeen saraakiil katirsan ciidamada qalabka sida ee ...
nn

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta bilaabaya dooda Mooshinka laga keenay xukuumadda.

Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka Soomaaliyeed Ayaa waxaa looga hadli doonaa mooshin ay mudo shan ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
elman

Isku aadka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo lasoo saaray

Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee CECAFA ayaa soo saaray isku aadka tartanka cecafa Kagame Club ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 21-May-2013
DSCN6980

Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika iyo Wasaarado ka tirsan Dowladda Koonfur Afrika oo ka shiray Arimo Muhiim ah “SAWIRRO”

Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee koonfur  Afrika,Wasaaradda Arimaha gudaha ee dowladda ...
afhayeenka amisom

Ciidamada AMISOM oo sheegay iney guri guri u baaridoonaan Muqdisho

Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ugu dameeyay isagoo sheegay iney  guri guri u baaridinaan magaalada ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 21.05.2013
1

Baarlamanka oo maanta ansixiyay miisanadiyadda Sadexdii Bilood ee ugu dambeeyay sanadkii hore

Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada  Sadexdii bilood ee ugu dambeysay sanadkii hore. Kulanki maanta ee baarlamaanka oo ay soo ...
odayaasha-hawiye

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlamanka oo ku baaqay in laga naqdo mowshinka laga keenay xukuumadda

Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ugu baaqay mudanayaasha mowshika ka keenay xukuumada iney ka noqdaan, ...
IMG_0165 2

Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo abaalmarinno guddoonsiiyay wariye iyo Cameromanno ka tirsan SNTV”Sawirro”

Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/Shakuur Cali Mire ayaa abaalmarinno guddoonsiiyey qaar ...
DSC00586

DAAWO SAWIRRADA:- Dibadbax lagu tageerayo waxqabadka ay xukuumaddu muujisay oo maanta ka dhacay Muqdisho.

Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday xildhibanadii mushinka ka keenay xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay ...
IMG_3133

DAAWO SAWIRRADA:- dib u dhis xoog leh oo laga dareemayo Gaalkacyo

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna sawirrada horumarka iyo dhismaha magaalada Gaalkacyo.  
TubtaToosan1

Shirkii London iyo diidmada Al-Shabaab-DHAGEYSO

Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo Ra’iisulwasaaraha Britain David Cameron, waxaana looga ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 21.5.2013
baladweyne1

Maamulka G/hiiraan oo amar ka soo saaray dadka wata hubka iyo dharka shacabka

Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa awaamiir ka soosaaray in hub iyo dharka shacabka lagu ...
images

ciidamada dowladda oo howlgal ka wado qeybo ka mid ah dagmooyinka G/banaadir

Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo lagu xaqiijinayo amaanka kawada dhowr degmo oo  katirsan gobolka Banaadir. Howlgalkan ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha dhaqanka gobolka Gedo oo ka soo horjeestay maamulka looga dhawaaqay Kismaayo

Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo oo warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa  ka ...
shabaab baad

Maleeshiyaadka kooxda shabaab oo sii kordhayo qilaafkooda

Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf xoogan uu ka dhaxtaagan yahay maleeshiyaadka kooxda shabaab ayaa waxaa ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
guryaha

Barakacayaal duleedka Bosaaso looga dhisay guryo

qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka magaalada Bossaaso ee gobolka Barri ayaa loo dhisay 500 boqol ...
DSC00436

DAAWO SAWIRRADA:- Kulankii mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka ay Muqdisho ku yesheen

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna sawirrada kulankii ay maanta Hotelka Naasa hablood ay ku yesheen ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 20.05.2013
DSC00489

Kulan looga soo horjeedo mushinkii laga keenay xukuumadda oo ay Muqdisho ku yesheen mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka

Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga soo horjeeday mushinkii laga keenay xukuumadda oo ay soo qaban ...
hiraan

Maamulka Gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka “sawirro”

kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan Odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan iyo taliyaha ciidamada AMISOM waxaana ...
Galmudug-wwww

Maamulka Galmudug oo ku baaqay in la taageero horumarka iyo guulaha ay gaartay dowlada Federaalka

Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in la taageero horumarka iyo guusha siyaasadeed ee dowladda Soomaaliya gaartey ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 20.05.2013
dowlada hoose 1

Maamulka G/Banaadir oo hey’adaha kala hadlay mashaariicda ay ka wadaan Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda kala duwan ka wada magaalada Muqdisho  in ay la socodsiiyaan ...
nn

Baarlamanka oo maanta ansixiyay talo soo jeedintii gudiga Maaliyadda ee Baarlamanka”Sawirro”

Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo soo jeedinta gudiga Maaliyadda Baarlamanka. Kulanka baarlamaanka maanta ee uu gudoominayay ...
Istakiin

Kulan looga hadlay amaanka oo lagu qabtay degmada Boondheere

Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo qaban qaabiyay maamulka degmada Boondheere ayaa maanta lagu qabtay xarunta ...

Xulasho

Sawirka Maanta

kuku

Keydka Sawirrada

kuku

DAAWO SAWIRO:- Wasiirka Gaashaandhiga oo Kula kulmay Dhigiisa Dalka Sudan Magaalada Khartoum

  Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
DSC09964

Gudoonka Baarlamaanka Oo Casho Sharaf U Sameeyey Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”

Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
DSC09652

Daawo Sawirrada Gudiga Warfaafinta ee Baarlamanka oo booqday wasaarada warfaafinta

Macaamiisha Sharafta leh waxan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
Borama awdal

DAAWO SAWIRRADA:-Bilicda Iyo Hormarka Dhanka Dhismaha Ah Ee Ay Sameeysay Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
dmb_29

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Ka Qeybgalay Munaasabad Ka Dhacday Degmada Dayniile

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
image_1

Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka oo qudbad uu ku metelayo qaarada Africa ka jeediyay shir caalami ah oo ka socda dalka Turkiga”Sawirro”

Wasiirka Warfaafinta Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Cabdullaahi Ciilmooge ...
DSC02612

Madaxweynihii Hore Oo Khudbaddo Ka Jeediyey Jaamacaddo Ku Yaala Dalka Mareykanka “SAWIRRO”

Madaxwaynihii hore ee dalka Soomaaliya  Mudane Shariif Sheekh ...
DSC09831

“Daawo Sawirrada”sagootintii madaxweynaha jamhuuriyadda ee magaalada Garowe

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_8837

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Dhigiisa Iyo Madaxweynaha Dalka Turkiga, Booqdeyna Goobo Ku Yaala Ankara “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
6

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed oo si weyn loogu soo dhaweeyay Atlanta ”Sawirro”

Xaflad aad loo soo agaasimay oo ay diyaariyeen ...
DSC09666

DAAWO SAWIRRADA Kulankii Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhigiisa dalka Kenya “war-saxaafadeed”

(Mombasa Kenya, April,27, 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane ...
website-2

Bankiga Dhexe Ee Soomaaliya Oo La Hormariyey Islamarkaana Howlgaliyey Barro Internet Oo Ay Bulshadu Kala Xiriiri Karaan “SAWIRRO”

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa lagu sameeyey hormarin ...
IMG_0944

DAAWO SAWIRRADA:-Ciidammo Ka Tirsan Booliiska Soomaaliya Oo Tababar Loogu Soo Xiray Jamhuuriyadda Aynu Walaalaha Nahay Ee Jabuuti

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_1736

DAAWO SAWIRADA:- Wadahadaladii Dowladda Federaalka ah ay la gashay Maamulka Somaliland

Fiidnimadii hore ee caawa waxaa magaalada Ankara ee ...
DSC00084

DAAWO SAWIRRADA:-Gobolka Hiiraan Oo Si Weyn looga Xusay Sanad Guurrada 53aad Ee Aas Aaska Ciidammada Xoogga Dalka

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_6616

DAAWO SAWIRRADA:-Sanad Guurrada 53aad Ee Aas Aaska Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Muqdisho Looga Xusay Si Aan Caadi Aheyn

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkana idinkugu soo gudbineynaa ...
ArSat5

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalaya shirka caalamiga ah ee Arabsat ee ka furmay Dooxa, Qatar “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Mudane Cabdullaahi ...
DSC08733

DAAWO SAWIRRADA:-Isbedello nabadeed iyo mid ganacsi oo xiliga habeenkii laga dareemayo wadada Wadnaha ee Magaalada Muqdisho

Isbedello nabadeed iyo mid horumarineed oo dhanka ganacsiga ...
IMG_5209

DAAWO SAWIRRADA:-Gebagebada Shirweynaha Qaran Ee Dib U Habeynta Garsoorka Dalka

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
DSC05179

Wasiirka Warfaafinta Boostada Isgaarsiinta iyo Gaadiidka oo maanta dhagaxdhigay xafiiskii Diiwaangelinta Gaadiidka ee Fisho Baraa”Sawirro”

Wasiirka Warfaafainta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gadiidka Xukuumadda Federaalka ...
DSC03611

DAAWO SAWIRRADA:- Soo dhaweyntii R/wasaaraha ee Jowhar

R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi ...

TOOS U DAAWO SNTV

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

WARGEYSKA DALKA AKHRISO

Maayihii Adkaa Ee SNTV

Tubta Toosan

Aftida Raadiyaha

HABKA UGU FIICAN EE KOOXDA SHABAAB LOOGA HORTAGI KARO WAA:

View Results

Loading ... Loading ...

Polls Archive

Xuska Maalmaha Xoriyadda

DSC00606

Kumanaan Soomaali Ah Oo Koowda Luulyo Ku Xusay Wadooyinka Magaalada Minneapolis Ee Dalka Mareykanka”DAAWO SAWIRRADA”

Dibad bax lagu xusayo 1da Julay oo ah ...
SDC17065

Koowda Luulyo Oo Laga Xusay Magaalada Wuhan ee Dalka shiinaha”DAAWO SAWIRRADA”

Xaflad balaaran oo lagu xusiyey 52 guradii kasoo ...
IMG_6182

DAAWO SAWIRRADA:-Madaxda Ugu Sareysa Turkiga Iyo Safiirrada Dalalka Caalamka U Fadhiya Dalkaasi Oo Soomaalida Kala Qeybgalay Munaasabadda Koowda Luulyo

Ayadoo dadka Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ...
IMG_0038

DAAWO SAWIRRADA:- Kumanaan Soomaali Ah Oo Koowda Luulyo Oslo Ku Xusay Iyo Wasiirro Ka Qeybgalay

Kumanaan dadweyne Soomaaliyeed oo isaga kala yimid dalalka  ...
8

Magaalada Buuhoodle Oo Si Weyn Looga Xusay Munaasabadda Koowda Luulyo”DAAWO SAWIRRADA”

Waxaa saaka ka bilaabatay guud ahaanba magaalada Buuhoodle ...
DSC00159

Dadka Ku Nool Baydhabo Janaay Oo Sanaddo Kadib Si Xornimo Ah Ugu Dabaal Degay Munaasabadda Koowda Luulyo”DAAWO SAWIRRADA”

Shacabka ku nool magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka ...
DSC01598

Munaasabadda Koowda Luulyo Oo Si Weyn Looga Xusay Caasimadda Dalka Zambia Ee Lusaka”DAAWO SAWIRRADA”

Xaflad Balaaran oo lagu maamuusayo xuska sanad guuradii ...

Barnaamijyada

Astaatnta Imaqashii

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii Imadadaali Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Todobaadleyaasha ah ee maalinta Jimcaha ka baxa Radio Muqdisho ...
Astaanta kulanka-jimcaha

Dhageyso Barnaamijka Kulanka Jimcaha Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo Todobaadkiiba Maalinta Jimcaha ka baxa Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyada Soomaaliya ...
DSC09799

Wasiirka Warfaafinta Oo Su’aallo Uga Jawaabay Shacbiga Dalka Gudihiisa Iyo Dibadda Ku Kala Nool “Dhageyso+Sawirro”

  Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada,Isgaarsiinta Iyo Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa su’aallo uga jawaabay shacbiga Soomaaliyeed ee ku kala nool ...
DSC07661

Kulanka Jimcaha oo todobaadkan looga hadlay Khilaaf ka dhex oogan horjoogayaasha Shabaab “Dhageyso+Sawirro”

Barnaamijka kulanka Jimcaha oo todobaadkiiba maalinta Jimcaha ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan looga hadlay ...
Astaanta_Barnaamijka_Nasashada

Dhageyso Barnaamijka Nasashada Todobaadka Radio Muqdisho

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana uu ka baxaa Radio Muqdisho Habeenka Jimcaha ah ayadoo si ...
DSC04810

Ra’isulwasaaraha Dalka Oo Su’aallo Uga Jawaabay Shacabka Soomaaliyeed Ee Ku Kala Nool Dalka Gudihiisa Iyo Dibaddiisa “Dhageyso+Sawirro”

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa si toos ah su’aallo uga jawaabay shacbiga Soomaaliyeed ...

Tweets by radiomuqdisho


*