Tuesday, September 16th, 2014
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/Barnamijka-Bandhiga-Waraysiyada-ee-Caawa-16.09.2014.mp3"][/audio]

Wararka Dalka

DSC01585

Kulan horumarinta Waxbarashada looga hadlayey oo Muqdisho ka dhacay

Ururka Wadaniga ah ee u Dooda Waxbarasho loo dhan yahay ee EFASOM (Education For All Somalia) ayaa maanta ...
MM

Q.M iyo IGAD oo dowladda ku ammaanay hirgelinta dib u heshiisiinta

Ergada ka qeyb-galeysa shirweynaha dib u heshiisiinta deegaannada Jubbooyinka, ururka IGAD iyo midka Midowga Africa  iyo Q.M ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-HABEEN-16.9.2014.mp3"][/audio]
Psdt

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Dadka cabashada qaba waa in la soo dhoweeyo shirka Kismaayana lagu soo biiriyo”

Kismaayo 16 september 2014-Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay shirweynaha dib u heshiisiinta ...
DSCN0752

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Baydhabo Kula Kulmay Saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka Ee Gobollada Baay,Bakool Iyo Gedo “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta magaalada Baydhabo kulan kula qaatay ...
Sawir Hore

Shaqaalaha Dab-damiska ee gobolka benaadir oo tababar loo soo xiray

[caption id="attachment_145161" align="aligncenter" width="640"] Sawir Hore[/caption] Guddoomiye ku-xigeenka gobolka benaadir ee dhanka arrimaha bulshada oo ay weliyaan xubno ka ...
DSC_9117

Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo ka qeyb galaya xaflad lagu qabanayo Birmingham “SAWIRRO”

Ra’iisul wasaaraha dalka iyo wefdi uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada London ee dalka Britain ayaa ku wajahan ...
7

Bannaanbax lagu taageerayay howlgalka badweynta Hindiya oo ka dhacay Muqdisho “SAWIRRO”

Bannaanbax lagu taageerayay guulaha ay ciidanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-16.09.2014.mp3"][/audio]
Cawad

Mahad Cabdalla: “Kalfadhiga Shanaad ee baarlamaanka waxa uu furmayaa 20-ka bishan” VIDEO

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee barlamanka mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo siminaar ...
Sawir Hore

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah u furay shirweynaha dib-u-heshiisiinta Jubbooyinka

[caption id="attachment_204705" align="aligncenter" width="660"] Sawir Hore[/caption] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirka ...
DSCN3344

Wasiirka haweenka oo sheegtay inay soo saarayaan sharciga ka hortaga xadgudubka jinsiga “VIDEO”

Wasiirka haweenka iyo xuquuqda Aadanaha ee Xukumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in muddo bil gudaheed ah ay soo saarayso ...
astaanta_qaranka11 ok

Shaqaalaha rayidka ee dowladda oo ka qeyb qaadanaya gurmad u fidinta dadka abaaruhu saameysay

Kulankaan oo ay isugu yimaadeen Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya iyo xubno ka socday guddiga shaqaalaha rayidka ...
Xasan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha J.F Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kismaayoee xarunta gobolka Jubbada hoose,halkaasi oo si weyn ...
goodax

Wasiirka arrimaha gudaha oo Kismaayo gaaray

Sawir Hore Wasiirka arrimaha gudaa iyo Federaalka mudane Cabdullaahi Goodax Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Subaxnimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-16-9-2014.mp3"][/audio]
PM

Ra’iisul wasaaaraha oo gaaray London

Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka mudane Cabdiwali Sheekh Axmed iyo wafdi wasiirro ah oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada ...
jowhar

Kulan wada-tashi ah oo ka dhacay Jowhar

Qeybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa kulan wada tashi ah ku yeeshay magaalada ...
Jajalaqsi

Maamulka degmada Jalalaqsi oo la kumay qeybaha bulshada

Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa kulan la yeeshay qeybaha bulshada si ay uga caawiyaan ciidamada sugidda ...
Sawir Hore

Madaxweynaha oo ku sii jeeda Kismaayo

[caption id="attachment_204705" align="aligncenter" width="660"] Sawir Hore[/caption] Madaxweyne Xasan Sheekh Maxmauud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka tirsan dowladda ayaa ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
mi1

Gobollada iyo magaalooyinka Dalka oo yeelanaya cinwaan (POSTAL CODE)

Wasiirka Boostada Iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Ibraahim ayaa isagoo safar shaqo ku jooga dalka Switzerland ku guuleystay inuu ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-HABEEN-15.09.2014.mp3"][/audio]
IMG_9962

Daawo Sawirrada:- Kulankii Madaxweynaha Dalka Uu La Qaatay Madaxda Warbaahinta Soomaaliyeed

Akhristayaal waxaan halkaan idiin ku soo gudbineynaa sawirada kulankii Madaxweyne Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud uu  xalay xarunta madaxtooyada ...
DSC01882

Wasiirka Qorsheynta Dalka Iyo Isku Duwaha Q.M Philippe Lazzarini Oo Arrimo Kale Duwan Ka Wada Hadlay “Sawirro”

Wasiirka wasaaradda  qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga Xukuumadda Soomaaliya  Mudane  Saciid  Cabdulaahi Maxamed , iyo wasiir ku xigeenka wasaaradaasi ...
IMG_0175

Madaxweyne Xasan Oo Kormeeray Isbitaal Digfeer “Sawirro”

Madaxweynaha oo ay wehliyaan wasiirada arrimaha gudaha iyo caafimaadka ayaa maanta kormeeray dhismaha isbitaalka digfeer oo dayactir iyo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-15.9.2014.mp3"][/audio]
Kulanka Baarlamaanka Maanta (40)

Kulan Looga Hadlayay Furitaanka Kalfadhiga Shanaad Oo Muqdisho Ka Dhacay “DAAWO VIDEO”

Kulankaan maanta ka dhacay xarunta golaha shacabka oo ay ka qeyb galeen talisyada booliska, nabad sugidda iyo AMISOM ...
cabdiweli1

Wafdi Uu Hogaaminayo Ra’isul Wasaare C weli Oo U Ambabaxay Britain

Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ka soo laabtay magaalada Baydhabo ee xarunta ...
hiiraan1

Col. Tabane oo ka warbixiyay howlgalka ciidamada ee G/Hiiraan

Taliyaha ciidanka XDS ee gobolka Hiiraan Col. Tabane Axmed ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan howlgallada ka dhanka ...
Kismaayo-1_12

Shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka oo berri furmaya

Mas’uuliyiinta maamulka KMG ah ee Jubba ayaa sheegay in shirka dib u heshiisiinta beelaha dega jubbooyinka uusan dib ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-15-9-2014.mp3"][/audio]
Xasan-sheekh

Madaxweynaha oo xalay la kulmay madaxda warbaahinta Madaniga ah “VIDEO”

Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya kulan casho ah kula qaatay madaxda hay’adaha ...

Xulasho

Sawirka Maanta

DSCN0732

Keydka Sawirrada

Sawir Hore

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah u furay shirweynaha dib-u-heshiisiinta Jubbooyinka

[caption id="attachment_204705" align="aligncenter" width="660"] Sawir Hore[/caption] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
IMG_9648

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray dhismaha ka socda garoonka Aadan Cadde “SAWIRRO+MUUQAAL”

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
DSC_2412

DAAWO VIDEO: Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

  Mogadishu, 13 September 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
DSC01411

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka oo xarigga ka jaray dhismaha xarunta Wasaaradda Tacliinta sare “SAWIRRO”

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ...
Duhuxulow

DAAWO VIDEO: Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 06 September 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
Feysal Muuse

Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha oo la dardaarmay guddiga farsamo ee maamul u sameynta gobollada dhexe “DAAWO VIDEO”

kulankan, ayaa ahaa mid dardaaran loogu jeedinayey guddiga ...
IMG_6821

Shirkii Looga Hadlayay Sidii Wax Looga Qaban Lahaa Argagixisada Qaarada Afrika oo Nairobi Lagu Soo Gabagabeeyay “SAWIRRO”

Shirkii looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa ...
wasiirka warfaafinta

DAAWO VIDEO: Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

  Mogadishu, 30 August 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
vlcsnap-2014-08-21-08h42m44s116

DAAWO VIDEO:- Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Lurkii 20ka Sano Iyo Ladnaanta 20ka August “Qeybta 3aad”

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
astaanta_qaranka11 ok

Halkan ka Akhriso Hindise-shaciyeedka Xeerka Saxaafadda oo dhammeystiran

HINDISE-SHARCIYEED Xeerka Saxaafadda Qaranka Hordhac   Qeexidda Saxaafadda Saxaafaddu waa habka loogu gudbiyo ...
abaarta-w

DAAWO VIDEO:Guddiga Gurmadka Abaaraha Oo Maanta Qiimeyn Ku Soo Sameeyay Abaarta Ka Jirta Gedo Iyo Bakool

Ujeedada socdaalkani guddiga gurmadka abaaraha ay u gaareen ...
20140822_102137

DAAWO VIDEO: Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo booqasho Taariikhi Ah Ku Tagay Xeryaha Qaxootiga Ee Dhadhaab

Dhadhab, 22 August, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
vlcsnap-2014-08-21-08h42m44s116

DAAWO VIDEO:- Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Lurkii 20ka Sano Iyo Ladnaanta 20ka August

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
wasiirka warfaafinta

DAAWO VIDEO: Warbixin ka hadlaysa waxqabadka Wasiirka Warfaafinta 6dii bil ee la soo dhaafay

Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
SAWI

Guddiga dib u eegista xeerka saxaafadda oo soo gabo gabeeyay hindise sharciyeedka xeerka “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta iyo Hunuuninta Dadweynaha Mudane Mustaf Sheekh ...
DSC09130

DAAWO VIDEO: Wasiiro xarigga ka jaray qeyb cusub oo qaliinka ah oo lagu soo kordhiyay Jaamacadda SIU

Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta sare iyo Wasiirka Warfaafinta ...
006

Madaxweynaha J. F. Soomaaliya Oo Dib U Howlgeliyay Jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed (Sawirro)

Gudiga sare ee Jaamacadda ummadda Soomaaliyeed oo maanta ...
IMG_6954

DAAWO VIDEO: Golaha Wasiirada oo War-murtiyeed ka soo saaray arrimaha amniga

Muqdisho, 16, August, 2014... Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ...
wasiirka warfaafinta

DAAWO VIDEO: Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 16 August 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
ogaysiis

Ogaysiis Muhiim Ah:- Guddoonka Baarlamaanka Oo Baafinaya Buuxinta Kuraas Xildhibaanno Ka Banaan Golaha Shacabka

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu ...
IMG_8341

DAAWO VIDEO: Madaxweynaha iyo Wafdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan ...

TOOS U DAAWO SNTV

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

TOOS U DHAGEYSO IDAACADDA RADIO MUQDISHO

SHIRKA BAARLAMAANNADA OIC TEHRAN

Tubta Toosan

Aftida Raadiyaha

Soomaaliya waxey cagaha ku heysaa Wadada dib u dhiska,hadaba yaa looga baahanyahay?

View Results

Loading ... Loading ...

Polls Archive

Cayaaraha

Real

Real Madrid oo Guul Ku Bilowday Difaacashada Koobka Champions League-ga iyo Kooxaha Juventus, Liverpool,Olympiakos,Zenit iyo Monaco oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”

Koobka Naadiyada Yurud ee Champions League-ga ayaa caawo ...
Milan

AC Milan oo Kooxda Parma Ka Badisay Ciyaar Sagaal Gool La Iska Dhaliyay “SAWIRRO”

Kooxda AC Milan ayaa qabtay hogaanka horyaalka talyaaniga,ka ...
Inter

Inter Milan oo Xasuuqday Sassuolo iyo Kooxaha Lazio,Chievo,Sampdoria iyo Atalanta oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”

Kooxda Inter Milan ayaa sanadkii labaad oo isku ...
Cele

Manchester United oo Badisay Kulankeedii ugu Horeeyay ee Horyaalka Ingiriiska “SAWIRRO”

Kooxda Manchester United ayaa galabta kulankeedii ugu horeeyay ...
tevez

Juventus oo Kulankeedii labaad ee Horyaalka Talyaaniga Ka Badisay Kooxda Udinese

Kooxda Juventus ayaa hogaanka horyaalka talyaaniga kula soo ...
arda

Atletico Madrid oo Kulankii Madrid Derby Ka Badisay Kooxda Real Madrid “SAWIRRO”

Kooxda Real Madrid ayaa waxaa kulankii Madrid Derby ...
roma

Kooxda Roma oo Dirqi uga Badisay Kooxda Empoli

Kooxda Roma ayaa badisay kulankii labaad ee horyaalka ...

Barnaamijyada

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/Barnamijka-Bandhiga-Waraysiyada-ee-Caawa-16.09.2014.mp3"][/audio]
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...
WARGELIN1

WARGALIN: Shaqo ka banaan Shirkadda First Somali Takaful & Retakaful

Shaqadan banaan ayaa waxa soo bandhigay Shirkadda caymiska ee Takaful ee magaalada Muqdisho ka howl gasha. Hadaba halkan ka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso barnaamijka Bandhigga wareysiyada Oo Looga Hadlay Labada Sano Oo Ay Dowladda Jirto

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio ...

Tweets by radiomuqdisho