Halkaan waxaan ku soo gudbinaynaa sawirro Radiomuqdisho.net uu ka soo qaaday olole maanta lagu nadiifinaayay waddooyinka Muqdisho qaarkood, Waxaana ka qayb galay maamulka Gobalka banaadir, Guddoomiyaasha ...
warka duhur
Hoos ka dhegeyso Warka Habeennimo
warka habeenka
Maamulka gobolka Banaadir ayaa dayactir iyo nadiifin ku bilaabay mid ka mid ah waddooyinka ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha maamulka gobolka ...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheeca ka qaaday in Maamulka Hoteel Saxafi ay soo qeydiisteen ruqsad ku aaddan in maalinta berri ...
Madaxwayanah Jamhuuriyadda Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa khudbad Dhinacyo badan taabanaysa waxa uu u jeediyay Xubnaha Golaha Wasiirada xukumadda kaddib ...
Ciidamada Dowladda Federaalka KMG ee Soomaaliya ee ku sugan gobolka Gedo ayaa deegaano hor leh kala wareegay maleeshiyaadka Khawaarijta Shabaab kaddib ...
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun ku ridday askari gacan ku dhiigle ah oo horay u dilay askari kale oo ...
Wasiirka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdi Nuur Sh. Maxamed oo maanta kulan la qaatay gudoomiyaaasha ...
Wasiirka Arrimaha Bulshada Shaqadda, hormarinta shaqaalaha, dhalinyaradda iyo isboortiga ee xukaamadda KMG Soomaaliyamudane C/Nuur Macalin Maxamuud oo Radio Muqdisho la Hadlay ...