Islaamka iyo Gudniinka Fircooniga ah-DHAGEYSO
Published on February 5, 2013 by Yusuf · 4 Comments · 1,778 views
Caadada Gudniinka Gabdhuhu waa mid aad uga jirta dalal dhowr ah oo dunida ku yaalla oo uu dalkeenna Soomaaliya ku jiro.
Dalalka qaarkood mar hore ayay ka gudbneen caadad gudniinka ee lagu jarjaro xubnaha taranka ee gabdhaha, halka dalalka qaarkoodna wali hablaha lagu kawaano oo si arxan la’aan ah loo jarjaro jirkooda.
Haweenka loo gudo habka loo yaqaanno Fircoonigu waxay la noolaadaan dhibaato aan noloshooda ka harin, waxay ku dhibtoodaan caadada, Guurka iyo dhalmada intaba, qaar badan ayaana foosha ku dhinta.
Gudniinka Gabdhaha gaar ahaanna Fircoonigu waa caado dhaqameed arxan la’aan ah oo shareecada iyo Insaaniyadda ka horjeedda, ayna hablaha Soomaaliyeed ku dhib qabaan. HALKAAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA TUBTA TOOSAN
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Qodobka 15 aad ee dustuurka Soomaaliya faqraddiisa Afaraad ayaa dambi ka dhigeysa gudniinka gabdhaha waxayna leedahay :
(4) Gudniinka gabdhaha waa caado naxariis-darro iyo xaqiraad u dhiganta jirdil. Gudniinka gabdhaha waa reeban yahay.
Maxaa ka jira doodda ah in gudniinku gabadha u horseedo dhowrsanaan? taasi sabab ma u noqon kartaa in la jarjaro hablaha jirkooda mustaqbalkoodana god lugu rido.
Gudniinka gabdhaha iyo mowqifka Islaamka , waa mowduuca toddobaadkan ee barnaamijka Tubta Toosan oo uu marti noogu yahay Sheikh Cabdullaahi Axmed Garruun.
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Warka Subax 20-05-2013
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
waa barnaamij wanaagsan runtii
gabdhaha ha raaxaystaan ee yaan lagudin. Somaluda waxay aaminsantahy hadii aan gabadha fircooni loo gudin in ay sharmuutobayso lakiin xaqiiqda taa wayka fogtahay ee illaah ukaso ayay maraysaaa.
ascww awalan allah ayaa mahadleh midkale horta waxaan rabnaa mid in naloocadeeyo waxaan jira gudnin wagaranay taas iyo sidiii somali wax u gudan jirtay laakin diinta maxay kaqabtaa ?waa su,aasheyda kowaad tan hadan wiliba mid raacsado waxaa sugan in guninka shariciyahay laakin ?seekuyahay ? waa su,aalkale hadan tan waxyar ka iftiinsho mid yaan wax lagu dhisin dadkana yay ku sinbiririxan waxaad arki doontaa wadaad latagan gudninka fircooni waa waa jib maxaa loogu jawaabi doonaa shalaba rag aa nooshegay in uu sharciyay ?walalyaal aan gatano diinta kow waxaan dumarka in lasuneyo oo ladhiigeeyo sida adunida islamka kajirta fircoon gaal ayuu ahaa bal illah nimo shegtay maxaa wax nuugudaray ?ragkale dhankale ayay uga bexeen waa raga yiri yaan dumarka lataban garo in ay sharci yahay oday laakin fircoon wax layiraa majiraan illah xaqa hana waa fajiyo walalah radio muqdisho waad mahadsantihiin dhaqan xumo bananka hala keeno
Masha alah